Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka tacsiyeeyey geetida allah u naxariistee Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho.
Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu yiri:
Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Allaah Ha unaxariistee Marxuum Xildhibaan Axmed Sh.Yusuf (Galti).




From the comments