Weriye Jamal Osman ‘‘COVID 19 Sidii La Rabay Loogama Wacyi-galin Shacabka Soomaaliyeed”
Sheeko:Arrimaha Amniga
Tiro koob ay ka sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xanuunka Coronavirus ay u dhinteen dad kor u dhaafaysa 100 qof.
In ka badan 2000 qof ayaa Barnaamijka BBC Africa Eye uu sheegay in fayraska Covid-19 ugu dhinteen Soomaaliya.
Weriye Jamaal Muxumed Cusmaan oo diyaariyay Barnaamijka ayaa u sheegay Goobjoog TV in aad loo fududeystay xaalada dhabta ah ee COVID-19 ee Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo Waraysi Dhinaca Skyp-ka Uu Wariye Jamaal Siiyay Goobjoog News
Goobjoog News