Goobjoog

Akhriso: Maxaa Looga Hadli-doonaa Kulanka Berri ee Golaha Shacabka?

Maalinta berri ah golaha shacabka waxaa uu yeelan doonnaa kulankooda caadiga ah. Ajendaha waxaa uu ahaan doonaa: 1. Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020 2. Ka Doodis iyo u…

Akhriso: Maxaa Looga Hadli-doonaa Kulanka Berri ee Golaha Shacabka?

Maalinta berri ah golaha shacabka waxaa uu yeelan doonnaa kulankooda caadiga ah.

Ajendaha waxaa uu ahaan doonaa:

1. Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020
2. Ka Doodis iyo u Codeyn Wax Ka Badalka Sharci Num 75 Qodobkiisa 10aad ee Muda Xileedka Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments