Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Shiinaha iyo Somaliland ayaa sheegaya in Taiwan ayaa go’aansatay in dabayaaqada bishan ay wakiil usoo magacaabato Somaliland iyada oo sidoo kale ay labada dhinac si iskood ah isku aqoonsan doonaan.
Arrintan ayaa timid kadib markii July 1 ay maamullada Taiwan iyo Somaliland sheegeen iney isdhaafsan doonaan wakiilo.
Dhanka kale, Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu waramayaa inuu diiday la kulanka safiirka Shiinaha Qin Jian oo tan iyo axaddii joogay magaalada Hargeisa.




From the comments