Goobjoog

12 Qof oo Ku Dhimatay Dabeylo Ku Dhuftay Koonfurta Soomaaliya

Khasaare naf iyo maal leh ayaa laga sheegayaa iney ku dhufteen dabeylo saacadihii tagay ku dhuftay deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya. Xeebaha Jubbaland dabeylo ku dhuftay ayaa waxaa ku dhintay…

12 Qof oo Ku Dhimatay Dabeylo Ku Dhuftay Koonfurta Soomaaliya

Khasaare naf iyo maal leh ayaa laga sheegayaa iney ku dhufteen dabeylo saacadihii tagay ku dhuftay deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya.

Xeebaha Jubbaland dabeylo ku dhuftay ayaa waxaa ku dhintay 12 qof sideedna qofna waa la layahay, 21 doon ayaa burburtay.

Arrimaha oo faahfaahsan, lasoco.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments