Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan ku leeyahay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka maanta ayaa ah.
Akhrinta k1-aad ee sharciga dambiyada galmada la xiriira, kaas oo sida horay loo sheegay ay meel marintiisu ay muhiim u tahay dalka.




From the comments