Itoobiya “Waxaan Taagereynaa Midnimada Soomaaliya”
Sheeko:Arrimaha Amniga
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya Ambassador Dina Mufti, ayaa sheegay in dalkiisa aanu aqoonsaneyn Somaliland isla markaana ay taageerayaan midnimada Soomaaliya.
Halkan Ka Daawio Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo Yeeray Ethiopia
Halka Ka Aqriso Warka Ka Soo Baxay Ethiopia
https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/itoobiya-ma-aqoonsanin-somaliland-waxaanna-taagereynaa-midnimada-soomaaliya/
Goobjoog News