Qaar ka Mid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Dibad-bax Dhigay
Sheeko:Arrimaha Amniga
Qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay dibad-bax weyn,iyagoo cabasho ah mushaar la’aan iyo arrimo kale.
Dibad-baxayaasha oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in cabasho ka yihiin mid ka mid ah shirkadaha ka shaqeeya garoonka diyaaradaha caasimada Muqdisho waxayna shirkaas ku sheegeyn in laga lee yahay Wadanka Turkiga.
Halkan Ka Daawo Cabashada Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Garoonka Muqdisho
Goobjoog