Goobjoog

Taliyihii Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo Lugu Dilay Gaalkacyo.

Waxaa saaka dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku geeriyooday taliyihii ciidamada madaxtooyada Puntland G/sare Cismaan Cumar Maxamed. Dagaalka ayaa waxaa la sheegay inuu u dhaxeeyey maleeshiyaad taageersan…

Taliyihii Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo Lugu Dilay Gaalkacyo.

Waxaa saaka dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ku geeriyooday taliyihii ciidamada madaxtooyada Puntland G/sare Cismaan Cumar Maxamed.

Dagaalka ayaa waxaa la sheegay inuu u dhaxeeyey maleeshiyaad taageersan ganacsato horay xukuumaddii Gaas ay kaga Iibisay xaradii ciidamada xoogga ee KABISTA iyo ciidamada ammaanka.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments