Goobjoog

Akhriso: Maxaa Looga Hadlaya Kulanka Golaha Shabka Barrito?

Golaha shacabka baaralamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinada barrito ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee gudaha magaalada Muqdisho. Ajandahu waxaa uu yahay akhrinta sedexaad ee Hindse…

Akhriso: Maxaa Looga Hadlaya Kulanka Golaha Shabka Barrito?

Golaha shacabka baaralamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinada barrito ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee gudaha magaalada Muqdisho.

Ajandahu  waxaa uu yahay akhrinta sedexaad ee Hindse sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed, kulanka ayaana qeyb ka ah kalafadhiga 7-aad ee golaha.

Goobjoog News

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments