Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,kaddib socdaal hawleed qaatay mudo labo usbuuc ah.

Wefdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug, Xubno katiran Golleyaasha Xukuumadda & Baarlamaanka, maamulka caasimadda yo qeybaha kala duwan ee bulshada Galmudug.




Goobjoog News

From the comments