Goobjoog

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Biiray Dhuusamareeb 3

Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo si ay uga qetbgalaan Dhuusamareeb 3. Farmaajo ayaa u duulay Galmudug kadib markii…

Madaxweyne Farmaajo oo Ku Biiray Dhuusamareeb 3

Waxaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo si ay uga qetbgalaan Dhuusamareeb 3.

Farmaajo ayaa u duulay Galmudug kadib markii uu la hadlay golaha shacabka isaga oo balanqaaday inuu ula soo noqon doono natiijada.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments