Madaxweyne Lafta-gareen oo Gaaray Dhuusamareeb
				Sheeko:Baarlamaanka			
			
		Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray ee xarunta Galmudug gaaray madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen si uu uga qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3.
Shirkan oo lagu waday inuu maanta furmo ayaa waxaa la filayaa sidoo kale iney tagaan madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxdweyneyaasha dowlad goboleedyada.
