Dowalad Goboleedka Jubbaland oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb3
Sheeko:Baarlamaanka
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana qoraal kasoo baxay Jubbaland lagu sheegay in maamul ahaan ay diyaar u yihiin in go’aan loo dhan yahay laga gaaro qabsoomidda doorashooyin la isku raacsan yahay oo dalka ka dhaca wakhtigii loogu tala galay ee 2020-2021ka.
Halkaan Ka Akhriso