U bood dhigaalka

Madasha Xisbiyada oo Sheegtay iney Ka Been Abuurteen Guddiga Farsamo Ee Dhuusamareeb3

Ogoosto 18, 2020

Madasha xisbiyada qaran oo maanta qoraal soo saaray  ayaa sheegay in guddiga farsamo ee shirka Dhuusamareeb3 ay ka been abuurteen isla markaana uusan jirin kulan dhex maray labada dhinac.

                                                              Halkaan Ka Akhriso

 

Image may contain: text

Goobjoog News