Goobjoog

Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka aragti Dhiibtay Xiriirka Diblamaasi Ee Somaliland & Taiwan

Taiwan oo ah dal aan haysan aqoonsi isla markaana sheegta in ay ka go’day shiinaha intiisa kale ayaa safaaradeeda ka furatay degaanada Somaliland,Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xad- gudub ku tilmaantay…

Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka aragti Dhiibtay Xiriirka Diblamaasi Ee Somaliland & Taiwan

Taiwan oo ah dal  aan haysan aqoonsi isla markaana sheegta in ay ka go’day shiinaha intiisa kale  ayaa safaaradeeda ka furatay  degaanada Somaliland,Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xad- gudub ku tilmaantay talaabada ay qaatay Taiwan ee dhinaca diblomaasiyada.

Dhanka kale  Afhayeen u  hadlay Wasaarada arrimaha dibada Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegay in dunida u aqoonsantahay Tawain gobol kamid ah dhulka Shiinaha.  

Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Iyo Argtidooda Somaliland & Taiwan

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments