Qoraal kasoo baxay sii hayaha xafiiska wasiirka waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda CARE inuu dalka ka baxo.
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Warka Ka Soo Baxay Wasiirka Waxbarashada




From the comments