U bood dhigaalka

Madasha Xisbiyada oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb3

Ogoosto 22, 2020

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir,

Halkaan Ka Akhriso

Goobjoog News