Qoraal ka soo baxay Xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in uu qabyo heshiiskii doorasho ee ay Dhuusamareeb ku gaareen Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Madaxda Maamul Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed,inkastoo shirka ay soo xaadirin madaxda Maamulada Puntland iyo Jubbaland.
Halkan Ka Eeg Qoraalka Ka Soo Baxay Xisbiga Wadajir






From the comments