Goobjoog

Maxkamadda Derejada Kowaad Ee Gobolka Nugaal Ayaa Dhegaysatay, Dacwadda Loo haystay 7 nin

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa maanta oo Arbaco ah mar kale dhegaysatay dacwadda loo haysto 7 nin oo ku eedaysan Kiiska AUN Hodan Axmed Maxamed Shanlayste. Hodan Shanlayse,…

Maxkamadda Derejada Kowaad Ee Gobolka Nugaal Ayaa Dhegaysatay, Dacwadda Loo haystay 7 nin

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa maanta oo Arbaco ah mar kale dhegaysatay dacwadda loo haysto 7 nin oo ku eedaysan Kiiska AUN Hodan Axmed Maxamed Shanlayste.

Hodan Shanlayse, waxay ahayd gabar xaas ah oo 11-kii April 2019 la sheegay in kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

15-kii February 2020, ayay Maxkamaddu markii u horraysay dhegaysatay Dacwadda loo haysto Ragga ku eedaysan Kiiska, balse saddex jeer oo dambe ayaa dib loo dhigay Dacwadda.

Daawo Go’aanadii Ka Soo Baxay Maxkamadda Gobolka Nugaal

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments