U bood dhigaalka

Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka?

Ogoosto 31, 2020

Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Ajandaha kulanka ayaa ah:

1. Akh 1aad H/Sh adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed
2. Akh 2aad ee Sharciga Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha

Goobjoog News