Qatar Airways ayaa saacadihii tagay ku dhawaaqday iney dib u bilaabi doonto duuliimaadyadeeda caasimadda Muqdisho.
Sida ay wararku sheegayaan, waxaa lagu wadaa in todobaadkii ay saddex jeer timaamo Muqdisho, waxaa uuna duulimaadka ugu horeeya bilaaban doonaan 06 September 2020.
Diyaaradda oo nooceedu yahay Airbus A320 ayaa mar walba iman doonta Soomaaliya, waxaana la sheegay in leeyahay 12 kursi oo Business class ah iyo 120 kursi oo Economy class ah.




From the comments