Goobjoog

Deg Deg Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa goordhow oo caawa ah qarax uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka taalada Sayidka ee degmada Warta-nabadda ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa miino dhulka wadad dhinaceeda la…

Deg Deg Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa goordhow oo caawa ah qarax uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka taalada Sayidka ee degmada Warta-nabadda ee gobolka Banaadir.

Qaraxa oo ahaa miino dhulka wadad dhinaceeda la dhigay, ayaa geystay khasaare waxaa la sheegayaa inuu dhaawac kasoo gaaray labo, ruux.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments