Madasha xisbiyada qaran ayaa warka kasoo saartay wadahadallada dowladda federaalka ah iyo maamullada Puntland iyo Jubbaland, madashu waxaa ay soo dhweysay dib u bilaabasha hannaan heshiis looga gaarayo doorashada 2020 20-21, oo la filaayo inuu dalku aado.
Halkaan Ka Akhriso

Goobjoog News