3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gurbiye: Maxaa Keenay Inuu Farmaajo Fashilmo, Qarankana Dib Ugu Celiyo 2016? Afar sano kadib, in Farmaajo isticmaalo isla nidaamkii doorasho iyo tabtii uu dejiyey madaxweynihii ka horeeyey Xasan Sheekh Maxamuud, oo aan waxba laga bedelin waxay tusaale u tahay sida Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Ra’isul wasaare Ka Dhigay Shakhsi Ku Cusub Saaxada iyo Saamileyda Siyaasadda, Waa Kuma? Madaxweyne Farmaajo ayaa ra’isul wasaare u magacaabay Maxamed Rooble kaas oo aan horay loogu arag saaxada ama xaataa saamileyda siyaasadda. Magacaabista Rooble ayaa waxaa ay timid saacado yar uun kadib…