Wararka naga soo gaaraya garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow ay ku dhacday diyaarad Xamuul ah.
Wararka ayaa intaasi ku daraya iney socoto la tacaalista diyaaradda, laakin weli lama sheegin wax khasaare ah.

Arrimaha Amniga
Wararka naga soo gaaraya garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow ay ku dhacday diyaarad Xamuul ah. Wararka ayaa intaasi ku daraya iney socoto la tacaalista diyaaradda,…

Wararka naga soo gaaraya garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow ay ku dhacday diyaarad Xamuul ah.
Wararka ayaa intaasi ku daraya iney socoto la tacaalista diyaaradda, laakin weli lama sheegin wax khasaare ah.

Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments