Baarlamaanka Federaalka Ah oo Maanta Ansixiyey Heshiiska Doorasho Dadban
Sheeko:Baarlamaanka
Xidhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey heshiis siyaasadeed oo dhigaya doorasho dadban in dalku aado 2020/2021
Codeyn ay sameeyeen waxaana heshiiska ogolaatay 252 xildhibaan, halka ay diideen labo Xildhibaan, waxaa ka aamusay hal Xildhibaan.
Madaxweyne Farmaajo iyo maamulkiisa nabad iyo nolol ayaa ku guuldareystay iney dalka ka hirgeliyaan doorasho qof iyo cod ah.
Goobjoog News