Dibadbaxyo Ka Socda Gedo Xilli Baarlamaanka Soomaaliya Anisixinayo Heshiis Doorasho
Sheeko:Arrimaha Amniga

Waxaa dibadbaxyo ka socdaan degmooyin ka mid ah gobolka Gedo, arrintan oo looga soo horjeedo dilal ay dorraad geysteen ciidamada ladagaalanka argigixisada ee Kenya.
Wariyeyaal ku sugan Gedo oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya in dibadbaxyo ka biolwdeen Baardheera halka lagu wado in ay kulmiyaan dhammaan 7bada degmo ee Gedo.
Arrintan ayaa imaaneysa xilli maanta lagu wado in baarlamaanka federaalka ah uu u fariisto anisixinta heshiiska doorashada.
Goobjoog News