Raaqiyo Mohammed Ismail oo u dhaltay Soomaalida UK, kana tirsaneyd xisbiga shaqaalada wasdanka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in ay iska casishay xubintii xildhibaannimo ee xisbiga, kadib markii ay khudbad ay ka hor jeedisay shirkii guud ee golaha xisbiga.
Raaiyo ayaa xustay in ay is casilaadeedy ay ka dambeysay kadib markii ay dareentay inaan la ixtiraameynin, lana faquuqaayo sida ay hadalka u dhigtay, waxaana intaas ay ku dartay in ay noqotay duqii magaalo ugu horeeyey oo Xijaaban gudaha wadanka Ingiriiska.
“ Lix sano ee la soo dhaafay inta lagu gudo jiray waqtigeyga, waxaan dareemay qiimaheyga inaan la ixtiraamin, hoggaanka iyo xubnaha, waan ka xumahay in ay dhacdo tah. Waxay noqotay duqii magaalo ee ugu horreeyay ee Xijaaban gudaha dalka Ingariiska” ayey tiri xildhibaanad Raaqiyo Maxmed Ismaaciil.




From the comments