Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor ayaa la sheegayaa inuu goordhow si degdeg ah ku gaaray magaalada Cadaado.
Mr. Qoorqoor oo la ogeyn ujeedka safarkiisa ayaa tagistiisu waxaa ay imaanaysaa kadib markii uu saaka ciidamo aad u tababaran ka waday caasimadda Soomaaliya Muqdisho si ay maamulkiisa ugu saldhigaan Dhuusamareeb.
Maamulka cusub ee Galmudug ayaa wajahaya caqabado amni darro kadib markii uu ay Al-shabaab si joogtaha ah usoo wareerareen goobo ku dhaw xarunta maamulka.




From the comments