Cabdullahi Buurane “Xiriirka Kubbadda Cagta Waa Xeyndaab U Xeran Dad Gaar Ah”
Sheeko:Wararka Cayaaraha

Cabdullahi Maxamed Buurane oo ka mid ah macalliniinta kubbadda cagta,sidoo kalane ah qabiir xaga ciyaaraha ayaa aad u dhaliilay qaab hoggaaminta madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya,isagoo sheegay in loo baahanyahay in lala xisaabtamo.
“Xiriirka kubbadda cagta waa albaab u furan shaqsi kasta oo Soomaali ah,balse hada waxaa u malaysaa in ay haystaan qolyo isku soo koobay talada mana doonayaa in ay la tashadaan dadkii iyaga kaga horeeyay ka shaqeynta xafiisyada Xiriirka ” ayuu Goobjoog Sports u sheegay Cabdulllahi Buurane.
Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Macallin Buurane Uu Siiyay Goobjoog