Buurane “Waa Ceyb In Loo Gacan Qaadaa Garsoorayaasha Kubbadda Cagta”
Sheeko:Wararka Cayaaraha

“Waa ceyb in loo gacan qaadaa garsoorsoorayaasha kubbadda cagta,Xiriirka kubbadda cagta waxaa laga rabaa in adkeeyaan sharciyadda lagu hagayo ciyaaryahanada iyo macallimiinta dalka” ayuuGoobjoog Sports u sheegay Macallin Cabdulllahi Buurane.
Daawo Qeyb Ka Mid Ah Waraysiga Macallin Buurane Uu Siiyay Goobjoog