Is Sharaxaadda Kheyre ee Madaxweynnimo Kadib, Dib u Milicso Barnaamijkii iyo Balanqaadkii Xukuumadiisa
Sheeko:Arrimaha Amniga
Sabtidii, goor habeennimo ah ayey shacabka Soomaaliyeed mar qura arkeen fariimo lagu daabacay baraha bulshada ee ra’isul wasaarihii la ceyriyey Xasan Cali Kheyre isaga oo ku dhawaaqay inuu 2020/2021 yahay murashax madaxweynnimo.
Daawo Warbixin Ku Saabsan Is Sharaxida Xasan Kheyre
Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Is Sharaxida Xasan Kheyre
https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/is-sharaxaadda-kheyre-ee-madaxweynnimo-kadib-dib-u-milicso-barnaamijkii-iyo-balanqaadkii-xukuumadiisa/
Goobjoog News