Goobjoog

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Lagu Dhawaaqay

Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulkaas, warqad qoraal ah uu soo saaray Maxamuud Siyaad Barqadle ayaa lagu…

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Lagu Dhawaaqay

Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulkaas, warqad qoraal ah uu soo saaray Maxamuud Siyaad Barqadle ayaa lagu magacaabay guddigaan oo ka kooban 9-xubnood oo ka shaqeyn doona doorashada guddoonka.

Halkaan Ka Akhriso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments