Dagaaladda socday gobolka Tigreyga ee dalka Itoobiya ayaa saameeyey ardey badan oo Puntland iyo Soomaali ah oo dalkaasi wax ka barata.
Ardaydaas ayaa waxaa ay isugu jiraan Itoobiyaan Soomaali iyo kuwo ka yimid wadamo kale oo Africa ah oo dalkaas waxbarasho u soo aaday, kuwaas oo ay halkaasi dhibaato kula dhacday.
Culeyska ayaa waxaa uu ku sii badan yahay ardayda aan wadankaas u dhalan, kuwaas oo aan labo todobaad aan wax xiriir ah lasoo sameyn waalidiintooda sida uu sharaxaayo arday wax kusoo ka bartay dalkaas oo la hadlay VOA-da.




From the comments