Cabdi Xaashi oo Soo Saaray Guddigga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi
				Sheeko:Baarlamaanka			
			
		Guddoomiyaha golaha aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi, xubnahaan ayaa ka kooban ilaa 8 xubnood oo qaban doona doorashada (X ) gobolada Waqooyi kasoo galayo baarlamaanaka 11-aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Goobjoog News