Aweys Aar “Mushaarkayga Ayaan Ku Bixiyaa Horomarinta Kooxda Da’yarta Itaal FC”
Sheeko:Wararka Cayaaraha

Agaasimaha Goobjoog TV ahna Maamulaha Kooxda Akadeemiyada Itaal FC Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) ayaa sheegay in horomarinta dhalinyarada kooxdiisa uu ku bixiyo mushaarkiisa,balse waxa uu sheegay in uu u baahanyahay kaalinta qurbajoogta iyo ganacsatada Soomaaliyeed,si horomar sare ay u gaaraan dhallinyarada uu gacanta ku haayo,kuwaas oo loo diyaarinayo horomarka iyo guulaha kubbadda cagta dalka.
Daawo Maamule Aweys Aar Oo La Hadlay Goobjoog Sports
Sidoo Kale Aqriso Xogta Ku Saabsan Da’yarta Itaal
https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/som-united-oo-qalab-isboorti-ku-wareejisay-akadeemiyada-itaal-fc/