Golaha shacabka waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta oo Talaado ah oo ay Tar 29 Dec, waxaa ay Kulan ku yeelan doonaan Muqdisho , Ajandaha ayaa waxaa uu yahay.
1. U codeynta Qoondada Miisaaniyadda 2021
2. Wax-ka-badelka Sharciga Lagu Dhisay GMDQ LR.04
Baarlamaanka
Golaha shacabka waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta oo Talaado ah oo ay Tar 29 Dec, waxaa ay Kulan ku yeelan doonaan Muqdisho , Ajandaha ayaa waxaa uu yahay. 1. U codeynta…

Golaha shacabka waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta oo Talaado ah oo ay Tar 29 Dec, waxaa ay Kulan ku yeelan doonaan Muqdisho , Ajandaha ayaa waxaa uu yahay.
1. U codeynta Qoondada Miisaaniyadda 2021
2. Wax-ka-badelka Sharciga Lagu Dhisay GMDQ LR.04
3. Akh 3aad H/Sh Nootaayooyinka
4. Akh2aad ee H/Sh Hay’ada Dhiirigalinta Maalgashiga Soomaalia.
Xildhibaannada golaha ayaa waxaa waqtigoodu ku ekaa 27kii bishaan December, waxaana afartiisano muddo xiloodkeeda waxaa ay ku guuldareysteen meelmarinta miisaaniyadda dalka oo dastuuri ah.
Goobjoog News
Goobjoog Newsletter
Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.


From the comments