Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga ayaa talaadadii la kulmay milkiilaha shirkadda dhismaha Afgooye, taasi oo la beegsaday shaqaalaheeda.
Mevlut Cavusoglu ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilsau Hidayet Zorlu, oo ah milkiilaha shirkadda Turkiga ah ee En-Ez, kulanka waxaa uu ka dhacay caasimadda Ankara.
Zorlu aya weeararkii sabtidii uga waramay Cavusoglu iyo ku xigeenkiisa Yavuz Selim , waxaa kale oo ka sheekeeyey qorshayaasha horyaalla isaga oo soo qaatay weerarro badan oo shaqaalihiisa ay la kulmeen 2-badii sano ee lasoo dhaafay.




From the comments