Goobjoog

Weriyihii Caanka ahaa Ee Larry King oo u Geeriyoodey COVID-19

Weriyihii caanka ahaa ee muddada dheer kusoo dhex jiray warbaahinta caalamiga ah ayaa u geeriyoodey COVID-19. Larry King oo muddo 63 sano ah ahaa weriye lagu bartay wareysiyo, qorista buugaagta,…

Weriyihii Caanka ahaa Ee Larry King oo u Geeriyoodey COVID-19
Larry King’s career spanned more than six decades. He’s pictured above in May 2017 in West Hollywood, Calif.

Weriyihii caanka ahaa ee muddada dheer kusoo dhex jiray warbaahinta caalamiga ah ayaa u geeriyoodey COVID-19.

Larry King oo muddo 63 sano ah ahaa weriye lagu bartay wareysiyo, qorista buugaagta, abaalmarinno ayaa ku geeriyoodey Cedars-Sinai Medical Center ee  Los Angeles, da’du waxay aheyd  87.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments