Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa baahisay in qarax laga maqlay caasimada Sacuudiga ee Riyaad.
Qof goobjooge ah ayaa u xaqiijiyey “Reuters” in aan la ogeyn halka uu ka dhaca qaraxa.
Sabtidii, warbaahinta Sacuudi Carabiya waxay tabisay in isbahaysiga carbeed ee Boqortooyadu hogaamiso ay ka hortageen oo burburiyeen “bartilmaameed hawada” oo soo ay dalka Yaman kaso tuureen kooxda Xuutiyiinta .




From the comments