Goobjoog

Dowladda Soomaaliya Oo Xirtay Dacwaddii Loo Heystay Cabdirashiid Janan

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa soo xiray gal dacwadedki loo heystay wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiir Janan. Xeer ilaaliyaha dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir…

Dowladda Soomaaliya Oo Xirtay Dacwaddii Loo Heystay Cabdirashiid Janan

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa soo xiray gal dacwadedki loo heystay wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiir Janan.

 

Xeer ilaaliyaha dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa sheegay in la soo xiray galka dacwadda Cabdirashiid Janan.

 

Janan ayaa horay dowladda ugu eedeysay in ay uu dambiyo dagaal oo ka dhacay gobalka Gedo.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa Bartamihii bishii March ee sanadkan heshiis la gaartay Cabdirashiid Xassan Cabdinur Janan.

Hoos Ka Akhriso Warqadda Ka soo Baxday Xeer Ilaalinta.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments