Goobjoog

Djibouti: Geelle Oo Guuleystay Markii 5-aad

Wararka ka imaanaya dalka Djibouti ayaa sheegaya in markii 5-aad uu madaxweynnimada dalkaasi ku guuleystay madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle. 215,000 muwaadin oo isku diiwaan geliyey doorashada ayey 98% codkooda siiyeen…

Djibouti: Geelle Oo Guuleystay Markii 5-aad

Wararka ka imaanaya dalka Djibouti ayaa sheegaya in markii 5-aad uu madaxweynnimada dalkaasi ku guuleystay madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle.

215,000 muwaadin oo isku diiwaan geliyey doorashada ayey 98% codkooda siiyeen Geelle halka waxyar u codeeyeen ganacsade waxyar laga yaqaano.

Madaxweyne Cismaaciil Geelle oo 73 jir ah, waxaa uu dalkaasi madaxweyne ka yahay tan iyo 1999-kii.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments