U bood dhigaalka

Sacuudiga Oo Sheegay In Berri Aysan Soon Aheyn

Abriil 11, 2021

Dowladda Sacuudiga oo sheegtay in aan berri oo isniin ah aysan aheyn maalin Soon.

 

Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa umadda Islaamka ah u sheegtay in aan dhulka sacuudiga laga arkin curashada bisha Barakeeysan ee Ramadaan .

Waxa ay sido kale dowladda  Sacuudiga sidoo kale sheegtay in Berri la buuxinayo bisha shacbaan oo maanta ku beegan 29 .

Maalinta Talaadada ah ayeey sheegtay in ay noqon doonto maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan.

 

Umadda Muslimiinta ah ee ku nool dunida ayaa kujira diyaar garowgoodii ugu dambeyay ee Bisha Ramadan.