Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aanka golaha shacabka ee muddo kordhinta loogu sameeyey Farmaajo.
Aqalka sare waxaa uu ku baaqay in loo laabto heshiiska September 17, dalkana laga ilaaliyo qalalaaso iyaga oo beesha caalamka ugu baaqay iney soo farageliso.
warka aqalka sare ayaa ku soo aadaya xili maanta Golaha Shacabka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho oo cod gacantaag ah ku ansixiyay Qaraarka cusub ee doorashooyinka .




From the comments