Goobjoog

Madaxweynaha Jubbaland Oo Taliyayaal Cusub U Magacaabay Booliska iyo Nabad Sugidda

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam madoobe ayaa Taliyayaal cusub u magacaabay Booliiska iyo Nabad Sugidda Jubbaland . Axmed Madoobe ayaaa Taliyaha Booliiska Guud ee Jubbaland u magacabay S/G…

Madaxweynaha Jubbaland Oo Taliyayaal Cusub U Magacaabay Booliska iyo Nabad Sugidda

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam madoobe ayaa Taliyayaal cusub u magacaabay Booliiska iyo Nabad Sugidda Jubbaland .

Axmed Madoobe ayaaa Taliyaha Booliiska Guud ee Jubbaland u magacabay S/G Maxamed Cabdi Seekh , halka taliye ku xigeenka Booliiska ayaa loo magacabay S/G Maxamed Guuleed Xasan .

Madaxweeynaha Jubbaland ayaa Taliyaha Nabad Sugidda Jubbaland iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa loo Magacaabay Maxamed Axmed Sabriye .

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Madaxweynaha .

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments