Galmudug iyo Hirshabeelle oo Diiday Muddo Kororsiga Farmaajo
Sheeko:Arrimaha Amniga
Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo war saxaafadeed soo saaray goordhow ayaa ka hor yimid muddo kordhinta Farmaajo iyaga oo ku baaqay in dib loogu noqdo September 17
Arrintan ayaa timid kadib markii uu Farmaajo dagaal ka bilaabay caasimadda Muqdisho
Akhriso War saxaafadeedka