Magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka galmudug waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada shan kursi oo horay ay u shaaciyeen guddiga doorashooyinka in la dooranayo.
Doorashada kuraasta oo maalma kala duwan la qabtay ayaa maanta oo sabti ah la ay dhacday doorashada kursigii ugu dambeyay.
Kursigan sumaddiisa ay tahay HOP#54 ayaa waxaa ku soo baxay Cabdishakuur Cali Mire oo ah xildhibaanki ku fadhiyay afarti sano ee la soo dhaafay.




From the comments