Goobjoog

Doorashada Shan Kamid Ah Kuraasta Banaadiriga Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Banaadiriga ayaa ku dhawaaqay in maalmaha soo socda ay qabanayaan doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doorashadoodu la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah…

Doorashada Shan Kamid Ah Kuraasta Banaadiriga Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Banaadiriga ayaa ku dhawaaqay in maalmaha soo socda ay qabanayaan doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka.

Kuraasta doorashadoodu la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah kuraasta tirsigoodu yahay HOP#105, HOP#265, HOP#266, HOP#34 iyo HOP#84.

 

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments