Goobjoog

Jubbaland: Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka Oo Dhawaan Ka Bilaabmeysa Kismaayo

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbalanad ayaa ku dhawaaqay doorashada 14 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Doorashada kuraastan oo dhawaan lagu qaban doono magaalada…

Jubbaland: Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka Oo Dhawaan Ka Bilaabmeysa Kismaayo

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbalanad ayaa ku dhawaaqay doorashada 14 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.

Doorashada kuraastan oo dhawaan lagu qaban doono magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa ah kuraasti ugu horeysay ee ee Jubbaland lagu dooranayo.

Kuraastan la shaaciyay oo ay ka mid yihiin kuraasta tirsigoodu yahay HOP#28, HOP#82, HOP#93, HOP#107,, HOP#108, HOP#111 iyo kuwa kale.

Hoos ka akhriso liiska kuraasta doorashadoodu la shaaciya 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments